Madaxda Maamul goboleedyada oo galabta Nasiino u tagay Goobweyn (Daawo Sawirada)

Madaxda maamul goboleedyada oo maalmahan ku shirsanaa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa galabta nasiino iyo damaashaad waxa ay u tageen Deegaanka Goobweyn oo kuyaala duleedka Kismaayo. Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee martida loo yahay ayaa horkacayay Madaxda kale ee maanta nasiinada u tagtay deegaanka Goobweyn, waxa ayna Madaxdan deegaankaasi kusoo qaateen saacado … Continue reading Madaxda Maamul goboleedyada oo galabta Nasiino u tagay Goobweyn (Daawo Sawirada)